Dhammaan weedhaha

Dhammaan weedhaha

Aniga

Aniga

Cunto

Cunto

Dulqaad leh

Dulqaad leh

Nadaafad

Nadaafad

Waxaan rabaa

Waxaan rabaa

Waxaan rabaa inaan la kulmo

Waxaan rabaa inaan la kulmo

Xanuun

Xanuun

Lytter...

<span class="translation_missing" title="translation missing: so.dashboard.shared.context_voice.search">Search</span>

Det oppsto en feil under gjenkjenning av lyden. Prøv på nytt.

Gjenta

Aniga

Waan daalanahay
Xanuunka laabta ayaa i qabta marka aan dhaqdhaaqo laakiin iga taga marka aan nasto
Waan murugaysanahay
Waxaan haystaa kalkaalisada guriga
Waxaan dareemaa cod wadne oon caadi ahayn.
Waan dawakhayaa/wareerayaa
Waxaan qabaa macaan
Neefta ayaa igu yar
Xaaska waan kala tagnay
Waxaan dhib ku qabaa xanuun
Waxaan isticmaalay daroogo (xashiish, heroin, amphetamines, kokain, ecstasy, GHB)
Waxaan qabaa nooca 1-aad ee sonkorowga
Waxaan leeyahay xasaasiyad ka duwan
Si lama filaan ah waxaa i xanuuntay laabta, dhidid qabow iyo neefta oo igu cuslaatay
Anigu ma aanan qaadanin daawooyin kayga dhiiga khafiifiya
Waan jiranahay/xanuunsanahay
Waxa aan qabaa cudur la iska dhaxlo oo fududeeya in ay xinjiro dhiig igu dhacaan
Waxaan leeyahay dhidid habeenkii
Waan xanaaqsanahay
Ma fiicni
Waan qaboobahay
Waxaan haystaa digniin amni
Waxaan qabaa cadaadis dhiig oo sarreeya
Waxaan dareemin cariiri marka aan neefsanayo
Waxaan leeyahay qof guriga igu caawiya
Waxaan dareemayaa garaac wadne oo degdeg ah
Neefta oo yaraata
Waan kululahay
Waxaan ku noolahay guri dabaq ah
Laabta ayaa i xanuunin marka aan jimicsanayo
Waxaan laabta ka dareemayaa degenaansho la'aan
Waxa i xanuuna laabta markaan kor u fuulo meel taag/dalcad ah
Miisaan ayaa igu kordhay
Si joogto ah ayaan u jimicsadaa
Waxaa beryahan dambe igu soo kordhay neefta oo igu cuslaata markaan dhaqdhaqaaq sameeyo
Waxaan leeyahay wiish
Waxaan dareemyaa daal iyo dabacsanaan.
Waxaan la kulmay asbestos, gaas sun ah, boodh
Hada ka hor sanado badan ayaan sigaar cabi jirey
Waxaan qabaa macaan
Waxaan qabaa xanuun cadaadislaabta ah oo shucaac ayaa garabka bidix ka soo baxay oo ka baxay gacanta
Waxaan qabaa nooca 2-aad ee sonkorowga
Waan firfircoonahay oo waxaan aadaa socod
Sigaar baan cabaa
Waxaan leeyahay kolestarool sare
Hore ayaa la ii qalay
Daawadeyda umaan qaadan sidii la rabay
Waan iska joojiyey inaan qaato daawooyinkeygii
Xanuunkii laabta ayaa iga tagay markii aan qaatay dawadii ambalaaska gudeheeda
Xaas baan leeyahay
Kaligey ayaan noolahay
Waxa aan leeyahay caruur
Dhawr maalmood ayaa laabta xanuun ka dareemayay taas oo hadda ka sii daraysa
Waxa aan daganahay guri
Miisaanka ayaa iga dhacay