Dhammaan weedhaha

Dhammaan weedhaha

Aadan caruur ah leh

Aadan caruur ah leh

Adeegyada sheybaarka iyo shucaaca

Adeegyada sheybaarka iyo shucaaca

Baadhitaan caafimaad

Baadhitaan caafimaad

Booqo / Qoyska

Booqo / Qoyska

Caloosha

Caloosha

Cilmi dhaqa

Cilmi dhaqa

Cilmi nafsi

Cilmi nafsi

Cunaha dhegta dhegta

Cunaha dhegta dhegta

Daaweynta jirdhiska

Daaweynta jirdhiska

Darajo

Darajo

Dhakhaatiirta lafaha

Dhakhaatiirta lafaha

Dhalasho

Dhalasho

Dhooli

Dhooli

Jirka

Jirka

Ka dib

Ka dib

Kaalmada caafimaadka

Kaalmada caafimaadka

Macluumaadka caafimaadka

Macluumaadka caafimaadka

Neerfaha

Neerfaha

Nephralology / Urology

Nephralology / Urology

Nidaamyada Caafimaadka

Nidaamyada Caafimaadka

Ophtalmology

Ophtalmology

Qaxooti

Qaxooti

Soo dhowaynta

Soo dhowaynta

Tirada

Tirada

Ururka / Hanuuninta

Ururka / Hanuuninta

Wadnaha wadnaha / Puromostology

Wadnaha wadnaha / Puromostology

Wadnaha xanuun

Wadnaha xanuun

Waqtiga iyo taariikhda

Waqtiga iyo taariikhda

Warbixin guud

Warbixin guud

Weedhaha guud

Weedhaha guud

Xanuun

Xanuun

Xirfadda

Xirfadda

Xoghayaha Caafimaadka

Xoghayaha Caafimaadka

Lytter...

<span class="translation_missing" title="translation missing: so.dashboard.shared.context_voice.search">Search</span>

Det oppsto en feil under gjenkjenning av lyden. Prøv på nytt.

Gjenta

Warbixin guud

Qandho ma kugo dhacday?
Ma uur baad leedahay?
Miyay hoos u dhacday xaaladaada guud baryahaan?
Miyaad isticmaashaa dhiig khafiifiyaha?
Goormad qaaday covid?
Miyaad ku qabtaa wax xasaasiyadeed ah dawooyinka?
Ma isticmaashaa dajiyaha difaaca jidhka?
Liis ma leedahay ku saabsan dawooyinka aad isticmaasho?
Ma qaadatay daawo maanta?
Miyaad isticmaashaa daawoyinka si joogto ah?
Covid ma kugo dhacay?
Ma qori kartaa dhalashadaada iyo nambarkaaga amniga bulshada?
Ma qori kartaa D-lambarkaaga?
Ma taqaanaa daawada aad isticmaasho?
Ma leedahay liis caafimaad?
Daawooyin noocee ah ayaad qaadatay?
Miyaad leedahay fal-celin xasaasiyadeed oo ku saabsan biyaha jidhka lagu shubo marka raajo la qaadayo?
Ma wax isbedel ah ayaad ku sameysay dhawaan?
Horay ma kugu dhacday shoog / fal-celin xasaasiyad ah oo kugu keentay dhibaato neefsasho oo daran?
Ma haysaa dawooyinkaaga?
Miyaad qaadatay talaalka karoonha?
Mudo intee leeg ayaad uur yeelatay?
Miyaad dhaawacday naftaada?
Waxa aan ahay kalkaaliye caafimaad
Waad nabad qabtaa
Waan ku dhawri/ilaalin doonaa
Hadda waxaa logu siinayaa xanuun yareeye ah Morfin
Hadda waxaad u baahan tahay inaad qaadato xanuun baabi'iyeyaal
Miyaad dhibaato ku qabtaa kaadida?
Miyaa hore laguugu sheegay wadne xanuun?
Hadda waa muhiim inaad sariirta jiifto oo aad si dagen u jiifto intii suurtogal ah. Waa inaad isku daydaa sida ugu fiican oo aanad madaxaaga kor u qaadin ama aanad dhaqaajin lugahaaga. Haddii aad sameyso, waxaa laga yaabaa inaad bilowdo inaad dhiig baxdo. Taasna waxaanu jeclaan lahayn in ayna dhicin.
Ma qabtaa sonkor / macaan?
Immisa talaal oo koroonaha ah ayaad qaadatay?
Magacaygu waa
Miyaad hore u qabtay nabar maskaxeed?
Waxaan ahay kalkaalisada caafimaadka ee suuxinta
Waxa aan ahay shaqaale caafimaad
Hadda waa inaan xidhaa katiinaddan oo aan aad ugu riixaa si aan u joojiyo dhiigga. Way ku xanuuni doontaa, laakiin isku day inaad u adkaysato sida ugu fiican.
Waxaan ahay dhakhtar
Hadda waa in aad si degen u jiiftaa ilaa aan kuu sheegayo
Hadda waad neefsan kartaa
Fadlan halkan ku sug
Hada waad qaadan kartaa neefta
Nasiib darro, balantaadii dib baa loo dhigay. Waan ka xumahay dhibka. Waan ku caawin doonaa sida ugu dhakhsaha badan ee aan awoodno
Waxoogaa dhiig ah ayaa halkan ka soo baxay. Sidaa darteed, way ku xanuuni doontaa markaan tuujiyo. Laakiin waa inaan dhiigga dib u riixaa, si ay wax yar u kuu xanuunto nasiib darro. Haddii aanan dib u riixin, way ka sii dari kartaa.
Hadda waa muhiim inaad ka taxaddarto gacantaada si aadan u bilaabin dhiigbax. Waa inaadan qaadin wax culus ama ha u isticmaalin inaad cuskanin gacanta markaad fadhiisanayso ama kacdo.
Ma wax isbedel ah ayaad ku samaysay dawooyinkaaga dhawaan?
Hadda waxaad joogtaa isbitaalka
Ma ku xanuuneysaa markaan tuujiyo halkaan?
Si joogto ah ma u qaadataa dawadaada?
Ma wacaa cid familkaaga ka mid ah?
Ma lagaa baadhay MRSA?
Waxaan kuu dalbaynaa turjubaan
Miyaad matagtay?
Ma isticmaashay wax maandooriye ah wakhtigaan danbe?
Ma qabtaa suuxdin?
Horey miyaad u lahayd wadne gariir?
Miyaad lahayd shuban?
Ma qabtaa neef?
Ma qabtaa xiiqdheer?
Miyaad hore qalitaan wadnaha laguugu sameeyey?
Ma isku aragtay awood daro muruqaha ah?
Miyaad horay aad u gashay qalniin caloosha ah?
Ma qabtaa sonkorow / macaan?
Miyaa lagu dhigay ama aad heshay baxnaanayn caafimaad markaad wadanka dibadiisa joogtay?
Waxaan kuu raacin qayb kale
Ma leedahay tinnitus /cod dhawaaq dhagta?
Miyaad lagaa saaray/qalay qabsin?
Miyaad qabtaa cudurka mindhicirka caloosha ee barara?
Miyaad lagaa saaray xameetida?
Miyaad saartay qumankaaga?
Ma waxa aad tahay qof galmooda?
Miyaad hore u qabtay barar ku dhaca mindhicirka wayn?
Miyaad horay ugu dhib qabtay nabar caloosha ah?
Miyaad isticmaashaa kahortaga dhalmada?
Miyaad wareertaa?
Miyaad leedahay xinjiro/guntin dhiig?
Ma isticmaashaa daawooyinka neefsashada?
Miyaad leedahay dhiigbax maskaxeed?
Ma leedahay canbaar?
Waxa aan kuu raacayaa raajo
Turjubaanka ayaa kuu soo socda
Miyaad hore dhib ugu qabtay infekshinka/caabuqa kaadi mareenka?
Imisaad sigaar cabtaa?
Ma waxaad leedahay aragtida dheer?
Ma waxaad leedahay aragtida dhaw?
Miyaad isku aragtay si kadis ah miisaanka oo hoos u dhaca?
Maxaad ka qaadataa daawooyinka xanuunka yareeya?
Miyaa horay qalitaan lagaaga sameeyey qoorta ama dhuunta?
Miyaad qaadetaa daawooyin xanuun yareeye ah?
Waxaan ahay suuxiye
Miyaad guriga ku isticmaashaa oksijiinta?
Miyaad horay lugta qalitaan lagaaga sameeyey?
Miyaad horay gacanta qalitaan lagaaga sameeyey?
Ilmuhu ma qaatay barnaamijka tallaalka?
Musqusha waa tanaa
Ma u isticmaashaa insulin ama kiniini?
Ma waxaad dibedda u dhooftay saddexdii bilood ee la soo dhaafay?
Miyaad isku aragtay miisaanka oo u kordha si kadis ah?
Miyaad lahayd uur /ama aad caruur dhashay?
Miyaad horay qalitaan dhabarka ah samaysay ?
Miyaad leedahay nabaro/finan?
Miyaad ku dhalatay wadne khaldan?
Ma isticmaashaa CPAP/maaskada lagu seexdo?
Immisa jeer ayaad cabtaa?
Miyaad leedahay sanaac/uyaal?
Miyaad isku aragtay cod dhawaaq marka aad neefsasnayso?
Ma ku isticmaashaa guriga mashiinka neefta?
Miyaad leedahay xasaasiyad cunto ah ama aadan awoodi karin?
Miyaad mar hore qalitaan laguugu sameeyay indhaha?
Xanuun noocee ah ayaa ku haya?
Miyuu horay garabkaagu u kala baxay?
Intee in le`eg ayaad ka cabtaa?
Ma jiraa qof ka tirsan qoyskaaga oo wadna xanuun leh?
Ma cabtaa khamro?
Sigaar ma cabtaa ama horay miyaad u cabtay?
Miyaad shaqaysaa?
Miyaad si joogto ah u cabtaa khamrada?
Miisaankaaga waa intee?
Miyaad iska qaaday muunad unug?
Ma leedahay baabasiir?
Miyaad horay u lahaydcaad indhaha ah?
Goormaad joojisay?
Noo sheeg haddii aad xanuun dareento, lallabbo, wareer ama aad dareento xumaan
Wax badan miyaad dareentaa dambi ama dareen in aanad qiimo lahayn?
Noo sheeg haddii aad u baahato musqul
Miyay yarayd hurdadaadu wakhtiyadaan danbe?
Miyaad isku aragtay qaab hurdo oo aan caadi ahayn?
Miyaad isku aragtay niyad jab ilaa waqti dheer?
Miyaad isku aragtay hoos u dhac dareenka naftaada ama kalsooni yari?
Miyaad qabtaa fikrado murugo badan ama rajo xumo mustaqbalka ah?
Miyaad isku aragtay awood dari joogto ah?
Miyaad lumisay xiisihii wax aad jeclaan jirtay?
Miyaad isku aragtay hoos u dhac ah u fiirsashada ama feejignaanta?
Qaxwada halkaas ayuu yaalaa
Biyuhu halkaas ayay yaalaan
Waa kanaa ganbaleelka. Jiid haddii aad u baahan tahay inaad ila soo xiriirto
Ma isticmaasha tubaakada?
Intee baad isticmaashaa tubaakada?
Waxaan eegi doonaa in aan jaarjar moobaayl hayno
Waan ka xumahay ma lihin jaarjarka moobaaylka
Casho ayaa la bixin doonaa Saacada ...
Jikada ayaa ah ...
Yaa qoyskaaga ah oo aan ku qornaa in uu yahay xubin qoyska ah oo kuu dhow oo waa maxay lambarka taleefankoodu?
Waxaan kugu xidhidhiyaa mishiin wadnahaga ilaalinaya/la socda oo hubin doona in xaaladaadu ay fiicantahay.
Ma la xariirtey dhakhtarkaagii?
Ma isticmaashay daroogo ama maandooriye (xashiish, heroin, amphetamine, kokain, ecstasy, GHB)?
Ma ku nooshahay guri mise guri dabaq?
Waxa aan ahay dhakhtarka wadnaha
Ma haysataa kalkaalisada guriga, caawinta guriga ama alaarmiga amniga?
Ma u baahan tahay fasax jirro?
Waxaa joognaa isbitaalka
Immisa kiilo ayaad tahay?
Ma naqaano
Ma leedahay wiish meesha aad ku nooshahay?
Mar dhow miyaa isbitaal lagu dhigey?
Ma waxa aad ku jirtaa fasax jirro?
Way soo socdaan
Miyaad isticmaashaa kaniiniyada hurdada ama dawooyinka xanuunka yareeya?
Ma hawal gab baad tahay
Guriga ayay joogaan