Waxaad u baahan tahay turjumaan luqadda: Spanish?
Si toos ah uga dalbo turjumaanka halkan!
Dalbo turjumaan Ka dibDooro haddii aad rabto inaad sii wadato wacitaanka hadda jira ama aad bilowdo wicitaan cusub.
Lytter...
Det oppsto en feil under gjenkjenning av lyden. Prøv på nytt.
Waan baqayaa/cabsanyaa
Waan gaajoonayaa
Waxaan rabaa qaxwo
Ma haysaan burushka lagu cadaydo?
Waxaan rabaa sharaab
Waxa aan rabaa qubays/maydhasho
Waan lalaboonayaa
Waxaa aan rabaa shaah
Waxaan rabaa biyo
Haraad baai haya
Waxaan jeclahay in aan seexdo
Ma cuno hilibka doofaarka.
Waxaan ahay khudrad cune (vegetarianer)
Kaluunka waan cunaa
Waxaan ahay (vegan)
Xabadka ayaa i xanuunaya
Musqushu halkay ku taalaa
Caloosha ayaa i xanuunaysa
Madaxa ayaa i xanuunaya
Waxaan rabaa in aan sigaar cabo
Xanuunka hoosta/xubinka taranka
Waxaan dareemayaa wareer
Naas burqaday
Xanuunka kaadi mareenka
Waxaan rabaa in aan guriga aado